26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu ka qeyb galay shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu joogaan Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka dhacay Kampala, Uganda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*