26th April 2024  admin  Category :

Gudiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland oo soo saaray shuruudaha looga baahan yahay Musharixiinta u tartamaysa Xilalkaas.

Shuruudaha Ay Soo Saareen Gudaga waxaa Ka mid ah Musharaxa Madaxweyne Inuu Bixiyo Lacag Dhan 20,000$(Labaatan Kun Oo Dollar) Halka Madaxweyne Ku Xigeenka Laga Dhigay 10,000$(Toban Kun Oo Dollar)

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*