27th April 2024  admin  Category :

Qaar kamid ah dadka kasoo jeeda maamulka K/Galbeed oo bogaadiyey qaabka ay u socoto doorashada Puntland. Bulshada Koonfur galbeed ayaa xaquuqdoodii asaasiga ahaydee inay  wax doortaan ama la doorto, waxa ka hor istaagay madaxweyne Farmaajo. Ka dib markuu xidhay Murashaxiintii qaar ka mid ah, dad arintaa ka hor yimidna qaarkood la dilay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*