Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Abiye Ahmed: ‘Itoobiya waxay aaminsan tahay midnimada Soomaaliya’ Shir ay Jimicihii yeesheen Xisbiga Barwaaqada ee haya talada Itoobiya ayaa waxa isugu yimid masuuliyiinta ugu sareeya ee waddankaas, sida ra’iisul wasaare Abiye Ahmed. Shirkaas oo ay uga hadlayeen arimaha Itoobiya, sidoo …

23rd September 2024  admin  

Sidee ayay Koonfur Afrika uga falcelisay go’aankii Maxkamadda ICJ? Madaxweynaha Koonfur Africa Cyril Ramaphosa ayaa Jimcihii shalay ku amaanay Maxkamadda Caalamiga in ay xaq u aragtay, xukunna ay ka ridday kiis dacwo ah oo ay ka gudbisay Israel. ICJ ayaa …

23rd September 2024  admin  

23rd September 2024  admin  

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare oo guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogtada Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiyada joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad. Kulanka oo uu goobjoog …