Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Lataliyaha Boqorka Sacuudiga Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Dr Cabdalla Rabiica oo ah la taliyaha Boqorka Sacuudiga ,ahna madaxa xarunta King Salman ee gargaarga deg-degga ah. Kulankaan …

23rd September 2024  admin  

Yaa leh fekerka maraqa digaagga ee la isku heysto? Maraqan adag, ee laga sameeyay yaanyo iyo caanaha garoorka oo adag, laguna daray subag iyo dhir aan badneyn, ayaa aad loogu iibiyaan maqaayadaha dalal badan, iyadoo Soomaalida dhexdeedana uu caan ka …

23rd September 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Shire iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, …

23rd September 2024  admin  

Imaaraadka oo ay u kiraysan yihiin Dad laaya siyaasiyiinta Yemaneed Baaritaan ay samaysay BBC-da Carabiga ayaa lagu ogaaday in Imaaraatka ay soo kireysteen calooshood u shaqeystayaal Mareykan ah si ay u dilaan siyaasiyiin u dhashay Yemen. <blockquote class=”twitter-tweet” data-media-max-width=”560″><p lang=”tl” …