Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Sida wiil 10 jir ah ugu dhintay gudniin lagu sameeyay iyo halista cirbadda kabuubyada ee la isku duro Dhulka ay Soomaalida degto waxaa iska caadi ah gudniinka ragga oo meelo kala duwan lagu sameeyo. Waxaa muddooyiinkii hore loo sameyn jiray …

23rd September 2024  admin  

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID) oo ay hoggaaminaysay madaxa hay’adda ee Soomaaliya Sheri-Nouane Duncan-Jones. Labada dhinac ayaa ka wada …

23rd September 2024  admin  

Halka loo waday Haramcadka Soomaalida ee la badbaadiyay iyo qiimaha lagu iibsado Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland ayaa shaacisay geerida Haramcad dhal ah oo laga soo badbaadiyay Soomaali sharci darro kusoo qabatay oo iib ku dooneysa. Midkan geeriyooday …

23rd September 2024  admin  

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa heshiiska difaac ee ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo uu baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay toddobaadkii hore iyaga oo aan akhrin. Heshiiskan oo ay Ankara ku kala saxiixdeen labada wasiir ee gaashaandhig ee Soomaaliya …