Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga …

23rd September 2024  admin  

Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka oo shir muhiim ah uga furmay Nairobi “SAWIRRO” Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weyhiyo Wasiirka Wasaaardda Qorsheynta Qaranka iyo Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta daah-furay shirka dib-u-habeynta …

23rd September 2024  admin  

Gugii 1996 dii, ayaa wiil yar ku dhashay degmada Dhagax-buur oo haatan ka tirsan Dawlad Deegaanka Soomaalida. Wiilka ayaa u dhashay qoys ganacsi yar ku lahaa deegaankaoo nolosha uun ay ku dabaraan. Xilligaas ma jirin rajo sidaas oo wayn oo …

23rd September 2024  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta in ay ku guulaysatao jagada guddoomiyaha ururka Midowga Afrika oo hadda uu ku fadhiyo Musa Faki Mahamat. Soomaaliya oo la sheegayo in ay kamid tahay musharrixiinta ugu cadcad ee kursigan ayaa waxa ay u …