Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Soomaalida u safreysa Hindiya oo ka maarmaysa inay fiiso u doontaan Itoobiya Dad badan oo Soomaali ah ayaa caafimaad ahaan u aada dalka Hindiya, halkaas oo ay u doontaan adeegyo caafimaad oo an laga helin dalka Soomaaliya. Inkasta oo an …

22nd September 2024  admin  

Hay’adda Maareynta musiibooyinka ee SoDMA, ayaa maanta munaasabad Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cadde waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegtay Shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka. Shixnadaan gargaar ayaa waxaa waday mid ka …

22nd September 2024  admin  

Soomaaliya oo si rasmi ah uga mid noqotay ururka EAC Soomaaliya oo si rasmi ah uga mid noqotay ururka EAC Beesha dhaqaalaha ee Bariga Africa ayaa maanta rasmi ah ugu dhowaaqday inay Soomaaliya ka mid tahay ururkaasi, isla markaana ay …

22nd September 2024  admin  

Erdogan iyo Ruto: Dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Itoobiya iyo waxa laga og yahay Waxaa labo bil jirsaday xiisada u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee sal-ku-heysa is-afgaradka la xiriira in Addis Ababa ay marin baddeed oo toos ah iyo saldhig ciidanka badda …