Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Norway Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda dalka Norway, Mudane Andreas Kravik oo booqasho …

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay Kamaaludiin Daahir Xasan Guutaale oo ka soo jeeda beesha Hawiye inuu noqdo Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Mudane Xamsa waxaa sidoo kale uu u …

22nd September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Haiti Ariel Henry oo la la’yahay Waxaan la ogayn halka uu ku sugan yahay ra’iisul wasaaraha Haiti Ariel Henry Isniintii, saddex maalmood ka dib markii uu Kenya ku saxiixay heshiis laba geesood ah oo loogu gogol xaarayo in …