Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Dalka Turkiga ayaa heshiis la galay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo …

22nd September 2024  admin  

Go’aanka maxkamadda ka dib maxaa u qorsheysan qoyska Luul? Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta dil ku xukuntay Sayid-Cali Macallin Daa’uud oo lagu eedeeyay gubashada xaaskiisii oo lagu magacaabo Luul Cabdulcasiis oo u geeriyootey dhawaac ka soo gaarey dabka. Kiiska Luul …

22nd September 2024  admin  

Xildhibaannada Labada Aqal oo guda galay ka doodista cutubka 3-aad ee Dastuurka Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kulanka 22-aad Kalfadhiga 4-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka …

22nd September 2024  admin  

Wasaaradda Duulista Hawada oo war ka soo saartay falkii ka dhacay garoonka Aadan Cadde Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxafadeed ka soo saartay dhacdadii maanta ka dhacday garoonka Aadan Cadde, taas oo sababtay in uu hakad …