Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Farmaajo oo ka hadlay wax ka beddelka dastuurka Habraaca sharci darrada ah ee lagu furay Dastuurka iyo wakhtigan oo aan ku habboonayn furistiisa awgeed, waxaan ka gaabsaday in aan ka qeyb-galo fadhiyada Golaha Shacabka ee ku saabsan doodda aan sharciga …

22nd September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay maleeshiyaad ka tirsan beelaha Muqdisho oo ku guul daraystay in degaanadii ay ka soo jeedeen ka xoreeyaan al Shabaab. …

22nd September 2024  admin  

Hay’adda la socota dhaqdhaqaaqa maraakiibta iyo amaanka badda lagana leeyahay dalka Britain laguna magacaabo Ambrey ayaa sheegtay in markab maraayay xeebaha Soomaaliya ay koox hubaysani la wareegeeen. Sidoo kale Hay’adda La socodka Howgalada Ganacsi ee Badda ee Ingiriiska ee marka …

22nd September 2024  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis kale oo cusub la gashay shirkad kale oo Mareykan ah, taas oo shidaal kasoo saari doonta xermooyin shidaal oo ku yaala Soomaaliya. Shirkadan cusub oo la yiraahdo Liberty ayaa shaacisay heshiiska ay la saxiixatay Wasiirka Macdanta …