Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Ma laga yaabaa in dunidu u guurto wax ku kala gadashada lacagta Yuan ee Shiinaha? Weerarkii Mareykanka ee Iran ayaa dib u soo celiyay doodo ku saabsan in dollarka Mareykanka uu dhawaan lumin doono maqaamkiisa keydka iyo lacag bixinta adduunka.…

26th November 2026  admin  

7 urur oo ka mid ah ururradii ka tartamay doorashadii Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay yeesheen hal musharrax oo ah musharraxii hore loo ogaa, Aadan Madoobe …

26th November 2026  admin  

Turkiga reer Yurub shacabka Soomaaliya wuxuu ka jecel yahay Khayraadkooda Kulankii Madaxweynaaha waqtigiisu dhamaaday ee indho adayga ku jooga Xasan Culusoow uu maanta Villa Somalia kula yeeshay safiirka Türkiye ee Soomaaliya ayaa ah farriin siyaasadeed uu Turkigu u diray Soomaalida, …

26th November 2026  admin  

Muuqaal aad loogu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya edbinta adag ee askarta dalka Shiinaha, xilli uu madaxweynihii Mareykanka Donald Trump booqasho ku joogo dalkaas. Askarigan ayaa istaagay meel aad ugu dhow diyaaradda madaxtooyada ee ‘Air Force One’ xilli ay garoonka …