
17th July 2026 admin Category :
Muuqaal aad loogu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya edbinta adag ee askarta dalka Shiinaha, xilli uu madaxweynihii Mareykanka Donald Trump booqasho ku joogo dalkaas.
Askarigan ayaa istaagay meel aad ugu dhow diyaaradda madaxtooyada ee ‘Air Force One’ xilli ay garoonka ku dhex socotay, isagoo muujiyay dhabar-adayg iyo geesnimo cajiib ah maadaama uusan xitaa hal taallaabo dhaqaaqin in kasta oo buuqa weyn ee mashiinnada iyo cabsida ka dhalan karta diyaaradda weyn ee ku soo socota ay aad u dhowaatay.
Chinese soldier goes viral for staying still as Trump's Air Force One passes by…. π¨π³πΊπΈβοΈ
— Sarahh (@Sarahhuniverse) May 16, 2026
Β© insidehistory pic.twitter.com/0BNXXxNy2z







