
17th July 2026 admin Category :
Turkiga reer Yurub shacabka Soomaaliya wuxuu ka jecel yahay Khayraadkooda

Kulankii Madaxweynaaha waqtigiisu dhamaaday ee indho adayga ku jooga Xasan Culusoow uu maanta Villa Somalia kula yeeshay safiirka Türkiye ee Soomaaliya ayaa ah farriin siyaasadeed uu Turkigu u diray Soomaalida, taas oo ah waxba nagama gelin sharci ahaan sida aad isu xukumaysaan ee waxaan Soomaaliya u joognaa waa Khayraadkiina
Kulankii madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee indho adayga ku jooga uu maanta Villa Somalia kula yeeshay safiirka Türkiye ee Soomaaliya ayaaa garab weyn u noqday Villa Somalia, xilli uu Xasan Culusoow oo doonayo inuu xoog ku sii joogo
Shirkii burburay intii uu socday Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu Safiirka Turkiga la kulmay labo jeer waana midda keentay inuu isbadallo shirkana uu sidaas ku burburo.
Ma ahan markii ugu horeysay ee ay Dowladda Turkigu ugu milanto Siyaasadda gudaha Soomaaliya iyadoo aad looga dheragsan yahay kaalinteedii duulaankii Koonfur Galbeed.
D







