Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Caasimadda Gobolka Bari ee Boosaaso ayaa Degmada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ka reebtay tartankii kubadda cagta ee Caasimadaha Puntland ee ka socday magaalada Boosaaso …

26th November 2026 admin
labo diyaaradood oo kuwa dagaalka Maraykanka ayaa hawada sare isku duqeeyey …

26th November 2026 admin
Maxay Imaaraadka u beeniyeen safarka Netanyahu, Israa’iilna ay u shaacisay? Wax ka yar laba saacadood ka dib markii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil uu si rasmi ah u xaqiijiyay booqashadiisa Imaaraadka Carabta iyo kulan uu la yeeshay Maxamed bin Zayed, madaxweynaha …

26th November 2026 admin
Dawladda Jabuuti oo markii ugu horaysay wasiir u magcawday beesha Daarood. Ra’isul wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamill, ayaa markii ugu horaysay ku soo daray golihiisa wasiirada gabadh ka soo jeeda Beesha Daarood, Dhulbahante, Hayaag. Wasiirka Dhaqanka iyo Ciyaaraha ayaa loo magcaabay …







