
11th June 2026 admin Category :
Dawladda Jabuuti oo markii ugu horaysay wasiir u magcawday beesha Daarood.
Ra’isul wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamill, ayaa markii ugu horaysay ku soo daray golihiisa wasiirada gabadh ka soo jeeda Beesha Daarood, Dhulbahante, Hayaag.
Wasiirka Dhaqanka iyo Ciyaaraha ayaa loo magcaabay Mrs. Fardoussa Moussa Egueh
Wasiirka cusub ee dhalinyarada iyo dhaqanka, Marwo Firdawsa oo Dhulbahante ah — soo dhawoow 🇩🇯 https://t.co/lZ5VLjpuL4 pic.twitter.com/bNR6vUJoBX
— Ibrahim 🇩🇯 (@mahamad_ibrah) May 17, 2026







