Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025 admin
Waa kuma Soomaaliga keliya ee ka mid noqday baarlamaanka Canada, maxaa se u sahlay guushiisa muddada dheer? Doorashada Canada oo Isniintii dhacday ayaa waxaa markale hoggaanka qabtay xisbiska Libraalka oo muddo hoggaaminyay dalkaas. Doorashadaas Canada waxaa ka tartmay saddex nin …

10th May 2025 admin
Xildhibaan Cali Mahdi Maxamed Qalato oo laga soo doorto gobolka Hayland ayaa arintan ka hadlaya …

10th May 2025 admin
Buuq iyo gacanqaad ka dhacay gudaha baarlamaanka federaalka Waxaan cambaaraynayaa fowdada iyo xasaradda ay Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanku maanta ka huriyeen kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda. Waxa maanta ka dhacay Baarlamaanka waa sharcidarro, fowdo, iyo baadil aan sinnaba loo …

10th May 2025 admin
WARAYSI XILDHIBAAN PUNTLAND, MR. KULUC: “Puntland ayaa innaga badan; reer Sanaag ma rabo in ay noqdaan Kurdiyiin, reer Khaatumona waxa aan uga digayaa jidkii Asmara…dimuqraadiyada Somaliland anaa bilaabay …