Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Isma hurin karnoo hilbo wada dhashiyo iyo hayb quraynu nahay Harti nimaan aqoon ayaa yidhaa hadalka qaarkiis. Ninkii aniga iga maarmi kara uma muraad sheegto.👇 https://t.co/Ihll8CWnGy pic.twitter.com/DLAwCbZVTf — Mohamed Hassan (@Mohameddharoor) May 18, 2024 …

21st September 2024  admin  

Waxaan diyaar u nahay inaan si dhab ah u metelo dadweynaha nasoo doortay, marwalbana kajawaabno cabashadooda,” sidaa waxa yidhi Cabdirsaaq Axmed SiciidGuddoomiyaha Baarlamaanka …

21st September 2024  admin  

Ciidamada PMPF, gaar ahaan cutubyada Badda oo gulufyo balaadhan oo isdaba jooga ka wada Badaha Puntland ayaa habeenimaddii xalay gacanta ku dhigay Hubsharcidaro ah, gaadiidkii wadey iyo 4 dambiile oo watey, kuwaas oo si dhuumaalaysi ah kusoo gelinaayey magaalada Boosaaso.…

21st September 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO SAGOOTIYEY ERGAYGII QARAMADA MIDOOBEY EE SOOMAALIYA . Garoowe: 18 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay oo sagootiyay Ergaygii Qaramada Midoobey …