Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th October 2024  admin  

Labadii duuliye ee diyaaradda Ethiopian Airlines oo seexday diyaaradda oo degi rabta Labo duuliye ayaa ku seexday 37,000ft (11,000m), iyagoo lumiyay dhabbaha ay diyaaraddu ku cararto si ay duulimaadka si nabad ah ugu dajiyaan. Ilaalada hawada ayaa la xiriiray kadib …

12th October 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Muqtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax Shariif Sayid Cali ayaa maanta kormeer dhanka shaqada ah ku sameeyay Waaxaha kala duwan ee Wasaaradda. Wasiirka ayaa …

12th October 2024  admin  

Abaaro ka jira Maraykanka oo sababay in la xakameeyo ka faa’iidaysiga biyaha webiga Colorado Saraakiisha Maraykanka ayaa sidoo kale sheegay inay xakamayntani ay sidoo kale saamayn doonto biyaha harada Mead – oo ah kaydka biyo fadhiga ah ee ugu weyn …

12th October 2024  admin  

Maamulka Shiinaha ayaa isku dayaya in roob mac-mal ah ay ka sameeyaan ka (hooriyaan) qaybo ka mid ah koonfur galbeed ee dalkaasi oo ay ka jirto abaar xun oo saamayn ku yeellatay nolasha dadka. Wabiga Yangtze River waa biyo-mareenka ugu …