29th March 2024  admin  Category :

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Muqtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax Shariif Sayid Cali ayaa maanta kormeer dhanka shaqada ah ku sameeyay Waaxaha kala duwan ee Wasaaradda.

Wasiirka ayaa sidoo kale kormeeray dhulka loo qorsheeyay in lagu balaariyo Masjidka ku yaala Xarunta Wasaaradda, isagoo warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*