Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025 admin
Somaaliya ma noqon doontaa sida Guyana oo shidaalka la soo baxday Dalka Guyana oo shan sano ka hor shidaalka la soo baxday, ayaa dalkas waxa laga dareemayaa horumar dhinac walba. Wxay ahayd dalka ugu faqiirsan Koonfurta America hadana waxay noqotay …

7th June 2025 admin
Golaha wasiirrada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shir ay saakay yeesheen waxay mar kale ku magacaabeen Mahad Maxamed Salaad inuu noqdo agaasimaha hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA. Mahad ayaa beddelaya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Go’aanka ayay golaha wasiirradu ku gaareen shir …

7th June 2025 admin
“Madaxweyne Hassanoow raggaan ( Ahmed Madoobe & MW Deni) anaa lasoo shaqeeyay 2 sano, nin igaga khibrad badana ma jirto, waad la dagaali, iyaga uunbaana soo hadhi.. Laf kaa weyn wey ku jebisaa..” Ra’sisul wasaarihii hor ee Soomaalia Mudane Mohamed …

7th June 2025 admin
Hawlgal Cir iyo Dhul ah, ayaa Ciidanku Ku qabtay Togga #oo ah meesha ugu weyneyd ee ay isku urursanayeen firxadka Aragagixisadu. …