Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Posted on 23 May 2024 By Chiara Gentili After more than 30 years, in 2023 the UN arms embargo on the government of Somalia was fully lifted. However, questions have been raised about the risks associated with this decision, with …

21st September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan mira dhal ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hoygiisa kulan kula qaatey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Kulanka ayaa …

21st September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ku dhowaaqay doorasho deg deg ah Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ku dhowaaqay in waddankaas ay ka qabsoomi doonaan doorashooyinka guud 4-ta bisha July ee soo soocta, sida ay tebinayaan wakaaladda wararka Associated Press iyo …

21st September 2024  admin  

Waa kuma Kariim, dacwad oogaha ICC ee ku dhiirraday in la soo xiro Netanyahu iyo hoggaamiyeyaasha Xamaas? Maxkamada dambiyada caalamiga ah ee ICC ayaa tixgelinaysa in ay soo saarto amar lagu soo xirayo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo hogaamiyayaasha …