Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Madaxweyne dalkiisa xukumayay 43 sano oo markale xilkaasi u tartamaya Madaxweynaha Equatorial Guinea Teodoro Obiang oo ah hoggaamiyaha ugu xukunka dheer dunida ayaa mar kale xilka u tartamaya doorashada la qabanayo bisha November, sida uu xisbigiisu ku dhawaaqay Jimcihii, waxayna …

10th October 2024  admin  

Nin loo haystay inuu maseyr dartii u dilay saaxiibtii oo rubuc qarni ka dib la bari yeelay Sannadkii 2000, Cadnaan Syed, oo markaas ahaa arday dhigata dugsiga sare ee sannadka afraad ee Baltimore, Maryland, ee dalka Mareykanka waxaa  ku dhacay  …

10th October 2024  admin  

Buundaddii ugu weynayd Jidka Ceel Daahir ee Laaso Deero oo xariga laga jaray Guddoomiyaha degmada Badhan, taliska Qeybta gobolka Sanaag iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay togga Laasdeero oo Buundo la saaray, kana mid ah mashruuca dhismaha waddada Ceeldaahir- …

10th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan oo kulamo kala duwan la qaatay Xoghayaha Guud ee QM iyo Hoggaamiyaha Sudan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, iyada oo labada masuul ay ka wada hadleen qodobo …