27th April 2024  admin  Category :

Buundaddii ugu weynayd Jidka Ceel Daahir ee Laaso Deero oo xariga laga jaray

Guddoomiyaha degmada Badhan, taliska Qeybta gobolka Sanaag iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay togga Laasdeero oo Buundo la saaray, kana mid ah mashruuca dhismaha waddada Ceeldaahir- ceerigaabo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*