Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Wareysi: Gudoomiyaha guddiga doorashioiyinka Puntland ayaa ka hadlay sida ay u qabanayaan doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka Puntland. Maxamed Xasan Dhalo ayuu u warramay. …

10th October 2024  admin  

Degaanka Milxo Ee Degamada laasqoray ee gobolka Sanaag, ayaa xalay saqdii dhexe wiil dhalinyaro ah oo xoogsato ah uu ku dumay god uu Dahab ka qodanayey Wiilkan dhalinyarada ah ayaa lagu magacaabaa Maxamad Siciid FaaraxIlaa hadda nolol iyo geeri …

10th October 2024  admin  

Wararka ka imaanaya deegaanka Basra ee u dhexeysa degmooyinka Afgooye iyo Balcad ayaa sheegaya in ugu yaraan 19 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab lagu dilay kadib dagaal qaraar oo saaka ka dhacay deegaankaas. Sida ay shaacisay warbaahinta dowladda, dagaalka lagu dilay …

10th October 2024  admin  

RW Xamse AYAA shir u qabtay Wasiirada Ciyaaraha maamul goboleedyada mar madaxweynuhu shirinayey golihii wasiirada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee heer Federaal iyo kuwa Dowlad Gobolleedyada.…