8th May 2024  admin  Category :

Degaanka Milxo Ee Degamada laasqoray ee gobolka Sanaag, ayaa xalay saqdii dhexe wiil dhalinyaro ah oo xoogsato ah uu ku dumay god uu Dahab ka qodanayey

Wiilkan dhalinyarada ah ayaa lagu magacaabaa Maxamad Siciid Faarax
Ilaa hadda nolol iyo geeri midna laguma oga, lamana garan karo saacadaha soo socda iyo maalmonba, sababtoo ah magaalada ma yaaliin qalab fududeya in wiilkan la soo saaro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*