Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Madaxweynihii madaxa looga jiray ee mar Maraykanka xukumi jiray Donald Trump, oo Akoonkiisii Twitterka looga xiray warar been abuur ah uu faafin jir, cunsurinimo iyo inta laysku yiraahdo dhaqan xumo uu waday baraha Bulshada ayaa hadda dib helay Akoonkiisa. Bilyoneerka …

8th October 2024  admin  

Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka ee ay ku badan yihiin Cadaanka xag jirka ah ee aan jeclayn dadka aan cadaan ahayn ee dhowaan ku guulystay Baarlamaanka Maraykanka, ayaa Gudomiyahooda Kevin McCarthy, wuxuu sheegay inuu xilka ay Ilhaan Cumar xubin ka hayso Baarlamaanka …

8th October 2024  admin  

Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa dhalacaynta reer galbeedka ee dalka Qatar ku sheegay inay tahay “munaafaqnimo” wuxuuna sheegay inaanay mudnayn inay bixiyaan casharo ku saabsan dhaqanka iy anshaxa oo ay siinayaan dalalka kale <blockquote class=”twitter-tweet”<p lang=”en” dir=”ltr”FIFA President …

8th October 2024  admin  

Kow iyo tobanka Taliye ee Puntland Majeerteen ayeey ka soo wada jeedaan Kow iyo tobanka taliye ee Ciidamada Puntland oo ka soo wada jeeda beesha Majeerteen ayaa hadda madaxweynaha Puntland ku doodayaa in dawladda federaalka uu Xiriirka u gaynayaan haddaan …