26th July 2024  admin  Category :

Kow iyo tobanka Taliye ee Puntland Majeerteen ayeey ka soo wada jeedaan

Kow iyo tobanka taliye ee Ciidamada Puntland oo ka soo wada jeeda beesha Majeerteen ayaa hadda madaxweynaha Puntland ku doodayaa in dawladda federaalka uu Xiriirka u gaynayaan haddaan Taliyihii badda ee dhowaan xilka laga qaaday lagu bedelib Taliye Xijaar oo ka soo jeeda Beesha Dhulbahante kuna leh maamulka madaxweyne ku xigeen iyo 17 Xildhibaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*