26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynihii madaxa looga jiray ee mar Maraykanka xukumi jiray Donald Trump, oo Akoonkiisii Twitterka looga xiray warar been abuur ah uu faafin jir, cunsurinimo iyo inta laysku yiraahdo dhaqan xumo uu waday baraha Bulshada ayaa hadda dib helay Akoonkiisa.

Bilyoneerka lagu magcaabo Elon Musk oo dhowaan lacag badan ku iibsaday Twitterka ayaa u saamaxay in Sonald Trump waalidii la soo aado baraha Bulshada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*