Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Murashaxa loo badinayo inuu noqon doona Madaxweynaha cusub ee Iran, iyo isbadelka la filan karo? Iran ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada madaxweynanimada 28-ka June. Doorashadan ayaa la qabanayaa hal sano ka hor xilliga loo qorsheeyay inay dhacdo. Taariikhda …

21st September 2024  admin  

Diyaaraddii sidday madaxweyne ku xigeenka Malawi oo la waayey Diyaaraddii sidday madaxweyne ku xigeenka Malawi oo la waayey Diyaarad milateri oo uu la socday madaxweyne ku xigeenkii Malawi Saulos Klaus Chilima ayaan la ogayn meel ay jaan iyo cidhib dhigtay, …

21st September 2024  admin  

Meydka wiilkii yaraa ee la raadinayay ee ku lumay Minnesota oo hadda la helay Waxaa gor dhow la helay meydka wiilkii yaraa ee Aweys Cali Maxamed oo lagu waysanaa saacadihii la soo dhaafay, magaalada Hopkins ee gobolka Minnesota. Wararku waxay …

21st September 2024  admin  

Ruushka oo ugu hambalyaysay Soomaaliya inay kursi ka heshay Golaha Ammaanka ee QM Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Ruushka, Maria Zakharova, ayaa sheegtay in ay ugu hambalyeynayso Dowladda Soomaaliya ku biirista Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Zakharova oo wareysi …