Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025  admin  

Maxey ka dhigantahay in mucaaradku shuruudo adag ku xiraan gogoshii madaxweyne Xasan fidiyay? Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ah dallad ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin mucaaradka ku ah dowladda federaalka ah ayaa sharuud adag ku xiray ka qaybgalka gogol wadatashi oo …

7th June 2025  admin  

Waxay ahayd maalin dahabi ah oo aan dhex qaadnay dhul juquraafi ahaan kala duwan oo ka tirsan gobolka Bari, waxay ahayd dharaar aan cagta marinay in badan oo ka mid ah dhulkii Ciidamada Dawladda Puntland ay ka jafeen Argagixisada Daacish.…

7th June 2025  admin  

Ing. Ciise googooye , oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada ayaa guud ahaan Soomaalidu maanta hadal hayaan khudbad uu jeediyey oo ka duwan sida Soomaalida kale uga hadli jireen gooni goosadka ama Soomaaliya diidka, Inta …

7th June 2025  admin  

Hoos ka daawo Cunug Soomaaliyeed hogaamiye isu arka iyo madaxweynihii dalka oo leh maxaa iga galay …