Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Puntland ayaa maanta shaacinaysa degmooyinka ku guuleystay mashruuca Bulsho, iyada oo macluumaad aan helney ay tilmaamayaan in ay ku soo bexeen; Gaalkacyo, Eyl, Bareeda & Buraan, iyada oo markan dowladdu muujisey in adeegyada laga dejiyey laamiga dheer. Mashruuca Bulsho oo …

26th November 2026  admin  

Il-wareedyo u dhow Mohammad Ashraf Ghani ayaa u sheegay BBC-da in madaxweynihii hore ee Afghanistan uu hadda ku nool yahay dalka Lubnaan; waa waddan uu wax ku bartay dhowr sano ka hor, isla markaana ay xaaskiisa, Rula Ghani, ka tahay …

26th November 2026  admin  

Madaxweyne Culusoow oo Masaakiinta dhacaya si Qoyskiisa ay u taajiraan Axdi iyo kitaabkii ninka oofin waayow …

26th November 2026  admin  

Shaqaale dahab iyo lacag qiimahoodu dhan yahay $10 milyan oo doolar ka helay darbiga guri ay ka shaqaynayeen Shaqaalaha dib u habaynta ku samaynaya guri ku yaal waddanka Belgium-ka ayaa helay kayd dahab ah oo qiimahiisu yahay US$10.4 milyan oo …