Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Liibaan Cabdirisaaq: Calan-wadaha caalmiga ah ee reer Jabuuti oo BBC la hadlay Calan-wade Liibaan Cabdirisaaq Axmed oo kasoo jeeda Jabuuti ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay dalka Jabuuti, xilli uu kasoo laabtay magaalada Salzburg ee dalka Austria oo Arbacadii …

26th November 2026  admin  

Markii Hore Qorshuhu Wuxuu Ahaa Badhan In laamigu Ku Dhex maro 9mitir Lakin Waxbaa Iska Bedelay Waxaa Laga Dhigey 14 Mitir Sidaas waxa yidhi Ganacsade Xaaji Cabdi Xundhur oo ka mid ah Guddiga Jidka Barakaysan …

26th November 2026  admin  

Dagaalkii 1977 ayeey ku soo dhaawacantay, Gurigii ay ku aroostay 1983. ilmona ku dhashay ayaa hadda waxa xoog uga bililiqaysana Xasan Culusoowm …

26th November 2026  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Gobolka Mudug, ayaa maanta gaaray degmada Galdogob, Madaxweynaha ayaa hoygiisa ku booqday Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku …