Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi’iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya. Garsooraha ayaa sheegay …

26th November 2026 admin
إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Yuusuf Jibriil Garaad Cawl oo caawa ku geeriyooday dalka Kenya. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano …

26th November 2026 admin
AUN Sufyan Ismail Ahmed wuxuu ahaa wiil dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku noolaa gobolka Ontario, Canada, kana tirsanaa adeegyada gurmadka degdegga ah ee York Region. Wuxuu sidoo kale muddo lix sano ah u adeegayay ciidamada Toronto Scottish Regiment, isagoo noloshiisa u …

26th November 2026 admin
Turkiga oo soo saaray waaran lagu xirayo Netanyahu sababo la xiriira Gaza Turkiga ayaa maanta sheegay inuu codsan doono ogeysiis cas oo Interpol ah si loo soo xiro Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, taas oo qayb ka ah kiis dambiyeed …







