
26th November 2026 admin Category :
إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Yuusuf Jibriil Garaad Cawl oo caawa ku geeriyooday dalka Kenya. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin.
Waxaan si gaar ah uga tacsiyadeenaynaa Gidoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf oo uu aabihiis ahaa
Allsanaag.com







