Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Abdukadir Jama oo hadda loo garan ogyahay Wasiir TikTok 15 heshiis ayuu halmaalin galay markuu wasiirka ahaa, maanta baarlamanka ayuu rabaa inuu 20 hindisyo sharciyeedyo hal maalin lahorkeeno, akhriyaan isla markaasna u codeeyaan. #AllEyesOnParliament https://t.co/0SQ4CArasO — Balqees (@HornChronicles) August 22, …

26th November 2026 admin
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray uga digay ganacsato iyo maalgashadaal uu sheegay in ay ku lug leeyihiin dhulka boobka danta guud ee deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya …

26th November 2026 admin
Bahda ALLSANAAG waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoysaskii iyo Qarabaddii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Afyare Maxamed Boos oo caawa ku geeriyooday degmada Badhan ee gobolka Sanaag Waxaanu Marxuumika Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ahayd …

26th November 2026 admin
CA Skip navigationSign in Hooyo 100- Sano jir ah oo xanuunsan, gurigeedana la burburiyay, ayaa Muqdisho ku haysata dhibaato. . …







