Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

“Xukuumada wax ay gashay Heshiisyo Caalami ah oo aan Shaci ahayn,Ciidamada xoogga dalka waxaa gacanta loo galiyay Saraakiil ka Ganacsada Saadka Ciidanka”Xildhibaan Macalimuu Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwooda mucaaradka ah ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho, …

20th September 2024  admin  

Waa kuma Sir Keir Starmer, ninka noqoya Ra’iisul Wasaarah cusub ee UK Xisbiga Shaqaalaha ee UK, ayaa ku guulaystay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday khamiistii taas oo uu helay codadka ugu badan ee barlamaanka aqalka hoose oo ka kooban …

20th September 2024  admin  

Soomaali la la’aa muddo 2 bil ah oo laga helay dalka Maldives Waxaa dhowaan dalka Maldives laga helay saddex kalluumaysato Soomaali ah kuwaasi oo muddo ka badan laba bilood ku jiray badda kadib markii ay doontii cillad ku timid. Kalluumaysatadan …

20th September 2024  admin  

Hooyadeey waxaa loo sheegay inaan ku dhiman doono laba toddobaad gudahood’ Waxay ahayd habeen caadi ah oo la mid ah habeenada kale, iyadoo sariirta ku jirta gabadh shan jir ah oo aan naafo ahayn ayaa sariirta ku jirtay waanay hurdeysay, …