Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Bahda Allsanaag waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Saalax Maxamed Muuse Saalax Googooye oo caawa ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Canada. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano …

26th November 2026 admin
Dowlada Boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa ku dhowaaqday in Ciid Al-adxa ay noqon doonto maalinta Isniinta ee bisha September ay tahay 12. Sabtida soo socta ayaa ay tahay maalinta ugu horeysa ee bisha Dul Xijja waxayna iida ay noqonaysaa sida caadiga …

26th November 2026 admin
Burburka Soomaaliya iyo dagaalka aan dhamaadka lahayn ee ka socda gudaha Soomaaliya dhowr iyo labaatanka sanadood, waxa u sabab ahaa markuu bilowday iyo maantaba waa Qabyaalad iyo hogaamiye si indho la’aan ah loo dabo galo, isaga oo lagu raacayo qabiilka …
26th November 2026 admin
Weerar Caawa fiidkii ka dhacay agagaarka Masjid Jaamaca Laascaanood ayaa lagu dilay Ganacsade, Maxamed Xirsi Yuusuf oo ahaa Madaxii Xisaabaadka Shirkadda Dahabshiil ee Gobolka Banaadir oo booqasho ku joogay Magaalada Laascaanood oo uu ka soo jeeday. Waxa kale oo weerarkaasi …







