18th April 2024  admin  Category :

Dowlada Boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa ku dhowaaqday in Ciid Al-adxa ay noqon doonto maalinta  Isniinta  ee bisha September ay tahay 12.

Sabtida soo socta ayaa ay tahay maalinta ugu horeysa ee bisha Dul Xijja waxayna iida ay noqonaysaa sida caadiga ah 10ka bisha Dul Xijja taasoo ku beegan 12ka September.

Dhul-Hijjah waa Sabtida 3 September 2016, Maalina xajka la gudanayana  ‘Arafah waa Axada 11 September 2016 (9 Dhul-Hijjah 1437), g ‘Eed al-Adxa waa maalina Isniina   12 September 2016, (10 Dhul-Hijjah 1437), Hadddi Allah idmo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*