Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Reer Burco oo Banaadir doorasho ku qabsanaya iyo reer Banaaderigii Banaadir u dhashay oo inta Jowhar la geeyey la doonayo in xildhibaankooda la bililiqaysto. …

27th November 2026 admin
Siyaasiyiinta beelaha Raxanweyn iyo Hawiye, kuraasta ka maqan Sool iyo Sanaag waxay u haystaan sadbursi beelaha Puntland ay raadinayaan. Beesha Shanta Caleen, shan Xildhibaan ayeey ku leeyihiin baarlamaanka Soomaliya, waxaana keenay waa tanaasulkii beesha Daarood ameeyeen si Qaeran Soomaaliyeed loo …

27th November 2026 admin
Maalinta Berito ah iyo kulan looga hadlayo kuraasta Aqalka sare ee Gobolada Sool iyo Sanaag oo lagu qabanayo Muqdisho Kulankii maanta ee looga hadlayey sadexdii kursi ee Aqalka sare ee gobolada Sool iyo Sanaag oo ay muranka geliyeen Dirta Waqooyi …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Hirshabeele oo ka xumaaday in xaaskiisa loo dooran waayey Aqalka sare ayaa hadda ku guulaystay Xildhibaan Aqalka hoose Xaaska Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku guuleysatay inay noqoto xildhibaan ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya kadib …







