Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Ninkii shalay Musuqmaasaqan sameeyey ayaa maanta Dawladnimo ka hadlaya. WasiirkIii hore ee arimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka mid ah Kurayda Damuljadiid oo dhowaan ku guulaystay mid ka mid ah Xildhibanada beesha Habargidir ee ka mid noqonaya …

27th November 2026 admin
Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland Oo Qandala Ka Xoreeyey Daacish. Kadib 35 maalmood oo Dacish haysatey degmada Qandala waxaa maanta gacanta kudhigay ciidanka dowladda Puntland iyadoona lasoo celiyey isgaarsiintii degmada. Wasiirka Qorsheynta iyo Xariirka caalamiga ah ee dawladda Puntland Shire Xaaji …

27th November 2026 admin
Gaas oo ka maqan shirkii looga hadlayey Kuraastii la dhacay ee Sool iyo Sanaag Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa goor dhow si rasmi ah u furay shirka Madasha Wada-tashiga Qaran, kaasoo ay ka qeyb galayaan Madaxda maamul goboleedyada, Wakiilada Beesha …

27th November 2026 admin
Ganacsatada reer Buraan ee magaalada Boosaaso ayaa deeq gaarsiiyay degaanada abaaruhu ka jiraan ee hoos taga degmada Buraan …







