29th March 2024  admin  Category :

Gaas oo ka maqan shirkii looga hadlayey Kuraastii la dhacay ee Sool iyo Sanaag

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa  goor dhow si rasmi ah u furay shirka Madasha Wada-tashiga Qaran, kaasoo ay ka qeyb galayaan Madaxda maamul goboleedyada, Wakiilada Beesha Caalamka iyo Guddiga doorashooyinka heer federaal.

 

Shirkan oo maalin ka hor uu iclaamiyay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxaa looga arrinsanayaa horumaradii laga sameeyay hanaanka doorashooyinka, cabashooyinka laga keenay deegaanada doorashada ka dhaceen iyo tabashada Puntland ee doorashada Aqalka Sare ee laga dhacay beelaha Warsangeli iyo Dhulbahante

Waxaa shirkan ka qeyb galaya Madaxweyne Xasan Sheekh, Guddoomiye Jawaari, Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid, Ra’iisul wasaare kuxigeenka, Madaxweynayaasha Koofur Galbeed, Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland.

madasha1madasha2madasha4madasha5madasha6madasha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*