
5th June 2023 admin Category :
Siyaasiyiinta beelaha Raxanweyn iyo Hawiye, kuraasta ka maqan Sool iyo Sanaag waxay u haystaan sadbursi beelaha Puntland ay raadinayaan. Beesha Shanta Caleen, shan Xildhibaan ayeey ku leeyihiin baarlamaanka Soomaliya, waxaana keenay waa tanaasulkii beesha Daarood ameeyeen si Qaeran Soomaaliyeed loo helo. Maanta Tanaasulkii beesha Raxanweyn khalad ayeey ka fahmeen oo kuraasta xaq darada lagu doonayo ayeey garab ku siinayaan Maareeye
Hoos ka akhriso websityada taageera Jawaari
Hoos ka akhriso websityada taageera Culusoow
http://www.jowhar.com/2016/12/08/shirka-madasha-wada-tashiga-qaran-oo-maalintii-labaad-galay/