Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Naciima: Sida ay ugu suurtagashay in ay hesho aabaheed oo ay raadineysay 30-sano ka badan Nimca Maxamed Cabdi ayaa qoyska aabaheed dib ula midowday 33-sano kadib waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida, iyadoona …

20th September 2024  admin  

Maxay tahay warka ay beenisay safaarada Maraykanka ee Soomaaliya eek u saabsan Itoobiya iyo Soomaliya Waxaa maalmihii ugu danbeeyey baraha bulshada ee Soomaalida si weyn ugu faafay sawir laga qaaday maqaal uu qoray wargayska ‘African Heral’ ee ka mida warbaahinta …

20th September 2024  admin  

Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida Toronto oo xalay furmay Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa xalay ka furmay cayaaraha toddobaadka Soomaalida oo lasoo qabanayay soddonkii sano ee u dambeeyay. Qaban qaabiyeyaasha ayaa ujeedka ugu weyn ku sheegay sidii dhallinyarada looga mashquulin lahaa …

20th September 2024  admin  

Waa kuma Madaxweynaha cusub ee Iran ee ballan qaaday inuu dalka ka saarayo go’doonka Masoud Pezeshkian ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Iran, isagoo ka adkaaday ninka ay is hayeen ee muxaafidka ah, Siciid Jalili. Ku dhawaaqida Pezeshkian, oo 70 …