Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Yalaxoow oo aflagaadeeyey weriyihii wax ka waydiiyey Masaakiinta laga barakicinayo xaafaddii laga soo doortay. Yalaxow iyo Madaxweyne Culusoow ayaa horay uga wada mid ahaan jiray jabhaddii USC,OO markii danbena noqday dagaal oogayaashii Koonfurta Soomaaliya oo hadda u kala qaybsamay Alshabaab …

26th November 2026 admin
Nin afrikaan ah ayaa maalin dhawayd wuxuu sheegay in dalkooda uu u baahan yahay dad shiinees ama caddaan ah oo talada dalka maamula si dalka ay u gaarsiiyaan horumar. Waxa uu sheegay in iyaga ahaan ay keeni waayeen wax isbeddel …

26th November 2026 admin
Ibrahim Traore oo ah madaxwaynaha dalka Burkino Faso waxa uu dhinac kala dagaalamayaa argaggixisada iyo ka illaalinta dalka dalalka raba dalka ineey burburiyaan. Meesha dhinac kalana uu ka wado sidii uu u horumarin lahaa dalka oo ay ka mid yihiin …

26th November 2026 admin
Barakacayaashii Majeerteen ee horay isugu dhiibay Hawiye Action Group ayaa idiin soo socda ha maamuusina …







