8th September 2026  admin  Category :

Nin afrikaan ah ayaa maalin dhawayd wuxuu sheegay in dalkooda uu u baahan yahay dad shiinees ama caddaan ah oo talada dalka maamula si dalka ay u gaarsiiyaan horumar. Waxa uu sheegay in iyaga ahaan ay keeni waayeen wax isbeddel ah, dalkooduna uu taagan yahay meeshii uu taagnaa waqti hore, marka macnaheeda waxa uu yahay in iyagu aysan waxba dhaqaajin karin
Hadaba anaga hadii aanu nahay Soomaali cid kastaa meel ayeey ku fiicantahay, meelna kuma fiicna. Maanta Soomaaliya umma baahna in dad shiinees ah ama caddaan toona la keeno, balse waxeey u baahan tahay in tallada loo daayo beesha Daarood oo ah dad dalka meesha uu taagan yahay ka dhaqaajin karta.

Hawiye maanta waxa ay ku fiican yiihiin ganacsiga, balse kuma fiicna siyaasadda iyo hoggaaminta. Iska daa in Soomaali ay dhibka ka saaraan, waxa ay nabad ka dhigi waayeen intii ay dhulka ka daganaayeen. Waxeey kaloo weli ka dhammaan la’yihiin bililiqo, maanta waxaad Muqdisho ku aragtaa sida shacabka loo gelayo ee ah barakicin taas oo xitaa odayaashii reerkaas ay raali oga yihiin Xasan Shiikh.

Beesha Isaaq maanta waxeey ku fiican tahay arrimaha baraarujinta shacabka, dhiiragelinta iyo borobogaandada. Hadaba, dal waxa uu dal ku noqan karaa marka qof kastaa meesha uu ku habboon yahay uu garto, balse hadii aan qasbano wax aynaan ku fiicnayn, waxaa natiijada ay noqonaysaa in fashil lagu danbeeyo. Hoggaaminta ma’ahan caadifad iyo xifaaltan ee waa hibbo illaahay baxsho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*