
8th September 2026 admin Category :
Yalaxoow oo aflagaadeeyey weriyihii wax ka waydiiyey Masaakiinta laga barakicinayo xaafaddii laga soo doortay. Yalaxow iyo Madaxweyne Culusoow ayaa horay uga wada mid ahaan jiray jabhaddii USC,OO markii danbena noqday dagaal oogayaashii Koonfurta Soomaaliya oo hadda u kala qaybsamay Alshabaab iyo shaqaalaha dawladda federaalka intooda ku metesha Koonfurta Soomaalya








