Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Qaramada midoobey maaha Qabiilo isu tegay ee Waa Qaranmo midoobey. Beeshii Isaaq Qabiil ayeey aqoonsi ku raadinayaan Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Michael Keating oo dhawaan booqasho ku tegay magaalada Hargeysa ayaa ka dhawaajiyay in …

27th November 2026 admin
Ra’iisul Wasaaraha oo soo saaray wareegto waqtiga shaqo-galka shaqaalaha dowladda Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waqtiga shaqo galka ee shaqaalaha hey’adaga dowladda, iyadoo saacado dheeraad ah lagu kordhiyay waqtiga shaqo ee shaqaalaha. Wareegtadan …

27th November 2026 admin
Gaas oo Puntland u horseeday marxalad cusub. By Shiine Culay Aniga iyo dhowr qof oo kale bartamihii bishii November, 2012, waxaanu ku booqanay hoteel uu ka deganaa Dubai Prof. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) si aanu uga waraysano guud ahaan xaalada …

27th November 2026 admin
Xil kasta oo la magcaabayo maxaa ka dhigay in loo magcaabo qof ka soo jeeda beesha Hawiye.Taas macnaheedu soo maaha “Muqdisho Unugaa leh” Xilalakii ilaa shalay lagu magcaabay magac Soomaaliyeed, ayaa waxay ka soo wada jeedaan Beesha Hawiye Axmed Maxamaed …







