Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Mid ka mid labadii darwiish ee reer Khaatumo ee xilka looga qaaday si loo raali geliyo beesha SNM, ayaa warbaahinta ka hadlay Wasiir Faysal Falaalug wuxuu ahaa wasiirkii kaliya ee ka hortagay diwaangalinta gobolka sool hawlgalo uu ka sameeyay gudaha …

15th May 2025 admin
Waxaa maanta Magaalada Badhan lagu so dhaweeyay wasiirkii hored ee dawladda federaalka Soomaaliya Mohamud Cali Kaanje. Xaquuqda sawirka Cismaan shireh …

15th May 2025 admin
Garaad Saleebaan Oo Canbaareeyey Hadalo Ka Soo Yeedhay Jaamac Garaad Ismaaciil Iyo Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa canbaareyn kulul dusha uga tuuray Jaamac Garaad Ismaaciil Iyo Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed oo dhawaan ka hadlay xiisad colaadeed …

15th May 2025 admin
Wiil uu dhalay Donald Trump ayaa isaga oo diidan in gebi ahaanba loo soo qaado dalka Maraykaka qaxooiga dhibaataysan ee reer Siiriya wuxu internetka soo dhigay qoraalkan Haddii aniga oo haysta Madiibad ama Baaquli Nac nac ah aan kugu iraahdo …