Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
21st December 2024 admin
Madaxwyne Gaas adiga oo aan magacyo ugu yeerin madxaweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, kuna sheegin inuu yahay Calaan nacas ah oo aan aqoon fiican u lahayn Punland. Soo kama horayn ama ka fiicnayn intaadan u jawaabin inaad adigu horta caddaladda waxay …
21st December 2024 admin
Cunaqabatayntii Puntland oo saamaysay Galmdug sadex maalmood ayaa korontadada iyo biyuhu ka go’anyihiin madaxtooyada Galmudug ee Cadaado, iyadoo albaabadana loo xiray, islamarkaasna aysan joogin Wax Ciidan oo waar Diyeynaya sidoo kale sadexdaas cisho waxaa iyagana korontadu ka maqantahay laba idaacadood …
21st December 2024 admin
3 qof ayaa ku geeryooday tira tobaneeyo qofna way ku dhaawacantay iska horimaad hubeysan oo u dhaxeeyay maleeshiyaadka SNM-ta iyo dhalinyaro ka kacday dil loo geystay marxuun Maxamed Cawil oo ay dileen maleeshiyaad uu horkacayo tima-weyne oo ah maamulka Hargeysa …